DALKAAGA BARO  AWDAL  BAKOOL   BANAADIR   BARI   BAY  GEDO  GALGADUUD  HIIRAAN J /HOOSE   J/DHEXE   MUDUG  NUGAAL  SANAG  SH/HOOSE SH/DHEXE  SOOL   W/GALBED TOGDHER.  

East Africa University Mogadishu University  Burco University Amoud University Hargeisa University  Nugaal University Hiiraan University                  Contact us: Alldalka@Alldalka.com. Math: Grade#1 2 3 4 5 6 7 8  Pre-Algebra Algebra Learn English  Arabic  General Chemistry Organic Chemistry Biology Cambridge Dictionary  Arabic Dictionary  Somali Dictionary  Medical Dictionary Math Quiz Accounting library of Congress

 

   

   

 

Tuesday, January 15, 2008

 

 Khilaafka Soomaaliweyn iyo Ethiopia (Q. 1aad)

 

A/Rasaq H. Nuurre


Hordhac

Laga soo bilaabo dhammaadkii Qarnigii 13aad, illaa laga soo gaaro qarnigan 21aad ee aynu ku jirno, dadka ku dhaqan Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliwen iyo dadka asal ahaan ka soo jeeda dhulka sare ee Ethiopia, Amxarada iyo Tikrega, waxaa soo maray khilaafaad marba heer taagnaa, duruufaha is-bad-badalayey ee caalamkuna ay saamayn xooggan ku lahaayeen hadba dhinaca ay u liicdo  awodda ciidan, dhaqaale iyo siyaasadeed ee labada dhinac.

Dadka Soomaaliweyn oo aan tiro-koob sax ah lagu hayn inta ay tira ahaan dhan yihiin--duruufaha jira awgood--waxay intooda badani ay ku nool yihiin Jamhuuriyadda Soomaaliya,  Djibouti, NFD iyo dhulka la haysto---Soomali Galbeed.

Dadkaas Soomaaliyeed ee aan kor ku soo xusnay, waxay kaga duwanyihiin dadyowga kale ee Bariga Africa kula nool, islamarahaantaasna mideeya, afka Soomaaliga, dhaqashada xoolaha nool oo uu geelu halbowle u yahay, iyo wadaaga dhaqan iyo diin--Islaamka.

Dadkaan Soomaaliyeed waxay kasoo badbaadeen jillaafooyin farabadan laga soo bilaabo qarnigii 10aad, gaar ahaan wixii ka danbeeyey qarnigii 13aad oo muran xooggan oo ku salaysan xagga dhulka iyo mabda'a (Caqiidada) uu kala dhexeeyey Boqortooyadii ka dhisnayd dhulka sare ee Ethiopia. Boqortooyada Ethiopia waxay u arkeysey dadka Soomaalida in ay yihiin khatarta ugu weyn ee kusoo fool-leh danaheeda geeska Afrika.

Wixii ka danbeeyey bilowgii saldanaddii Awdal ee ka abuurantay agagaarka Harar kadib burburkii ku yimid Saldanaddii Muslimiintu ay ku lahaayeen waqooyiga Ethiopia, Qarnigii 13aad, ee lagu magacaabijiray IFAT ama  AWFAT, waxaa qabaa'ilka Soomaaliyeed u bilowday waa cusub iyo halgan adag oo ku dhisan taariikh socota ku dhawaad 7 qarni oo ay kula jiraan labadaas qowmiyadood (Amxaarada iyo Tigreega), oo ay marwalba awoodooda dhaqaale, siyaasad, iyo ciidanba ku xirnayd quwado shisheeye, gaar ahaan reer Yurub.

Laga soo bilaabo boqortooyadii Abasiinya ee qarnigii 13aad, illaa laga soo gaaro tii u danbaysey ee Haile Selassie (1930-1974) iyo nidaamyadii soo maray xukunka Ethiopia ee uu kamid yahay kan maanta ka jira Adis-ababa ee Meles Zenawi, waxaa shacabka Soomaaliyeed ku socda qorshe adag oo khatar badan leh, una baahan in dadka Soomaaliyeed meel walba oo uu joogo uu ka fikiro sidii uu uga badbaadin lahaa dadka iyo dalka Somaaliyeed. Qorshahan  Ethiopia wuxuu higsanayaa laba arimood: Dhul-boob, iyo baa'bin mabda'a iyo jiritaanka qowmiyadda Soomaalida ee Geeska Afrika.

Fadlan ku soo dir aragtidaada qoraalkan:-E-Mail: Alldalka@Alldalka.com

F.G, Tixraaca qoraalkan wuxuu ka muuqan doonaa bogga ugu danbeeya qoraalkan taxanaha ah.


 

 

 

 

 

 

 

 

 

Health & Education 

 

Columbus State celebrates with the SomaliCommunity

Ururka adrdayda Somaliyeed ee Woqooyiga America & shirkoodii Columbus, Ohio

Physician Pay-for-Perfor mance Programs May Produce Little Gain in Quality.

The Fly's Eye Is a Source of Inspiration for New Medical Imaging Systems..By: Harun Yahya

Ceremony for the stablish- ment of Hiiraan University

Horumarinta waxbarashada Dalka: Hubka ugu wanaag san ee lagula dagaalami karo Dagaal-oogayaasha

Xog-waran iyo kulan ku saabsan Jaamacadda Nugaal

First Imaging Study to Implicate Brain Opioids Could Explain Addictive Nature of Behavioral Disorder, Say Johns Hopkins Researchers New

A New Code Of Ethics For Manufacturers of Medical Imaging and Radiation Therapy Equipment. New

Combination Scanner May Increase Accur- acy in Detecting Spread, Recurrence of Head, Neck Cancer.New

Positron Emission Tomography (PET) Can Identify Effective ness of Chemothe- rapy Early in High-Risk Breast Cancer Patients New

Genetic Testing Could Bolster Radio therapy's Effective ness Against Cancer.. New

Turning Viruses Into Allies Against Cancer with Radiovirotherap y.... New

Patients Receiving Radioisotope Scans Should be Warned About Triggering False Security Alarms at Airports. New

New Hope for Early Cancer Detection and Treatment. New

Mayo Clinic Resear chers Report Success in New Molecular Breast Imaging Techn ique. New

Insight Into Cell Metabolism Will Help Interpret PET, MRI Scans.

Luq-Ganane & the Education.

 Buug cusub: Nabadshe.

The first Somali to graduate from the Medical School in Minnesota.

heartani.gif (16662 bytes)Myocardial Perfusion

Hepatobiliary scan

Lungs: V/Perfusion

Renal scintigraphy

Cudurka Qaaxada, (TB) Cudurka Daacuunka   Cudurka Aidska          Cudurka Beer-xanu unka (Hepatitis) A,B,C, D,E,F,&G                    Cudurka Duumada (Malaria) Next)

 PET-CT Advantage Reprojection in Color

NASSU STUDENTS

Columbus Stars Team

 

Islamic Links 

Risaala.com
Boqolsoon.com
Quran.muslimweb Hanuun.com       

Harunyahya.com